For Rent
Featured
Guri
Villo vip 5 qol ah
Aaga masjidka islaan maxamed,
Garowe
, Halgan
Price
$
250
Per month
5
Bedrooms
3
Bathrooms
30x30
m²
Scroll to explore
Property Description
Mar 25, 2026
Gurigan wuxuu ku yaalaa garowe xafada halgan gar ahaan masjidka islaan maxamed, waa guri 5 qol ah 3 suuli , jiko , waa guri wayn oo qurxoon daarax wayn leh waana dhex kadhis . Hanta kore wuu leeyahay.
Property Details
N/A
Year Built
1
Floors
0 spots
Parking
Location
Garowe
Aaga masjidka islaan maxamed